Username or email *
Password *
Remember Me
Log in
Xarunta caafimaadka Drfaris Al attas waxay u heellan tahay ilaalinta iyo joogtayn bad-qabka caafimaadka bulshada iyo bixinta adeegyo caafimaad oo tayo sare leh.
Waxaan macaamiisheena ula dhaqannaa si xushmad, soo dhawayn, naxariis iyo sharaf leh.
Waxaan u heelanahay goorkasta gaarsiinta bukaanadayada daryeel iyo adeeg caafimaad oo tayo sare leh.
Waxaa hal-beeg no ah heerarka ugu sarreeya ee xirfad-yaqaannimada, anshaxa iyo mas’uuliyadda shakhsi ahaaneed
innaga iyo macaamiisheena waxaa tiirar noo ah wada shaqayn, iskaashi iyo qanacsanaan.
Hadafkayagu waa horumarinta caafimaadka bulshadeena innagoo bixinayna daryeel caafimaad oo loo dhan yahay, oo leh tayo sare iyo naxariis.
Joogtaynta adeegyada caafimaad ee tayada sare iyo hedlidda bulsho caafimaad qabta.
Winning Awards